Abuu Mansuur oo qaatay Shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashada ee Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa bilaabay diiwaangalinta Musharaxiinta u taagan doorashada xilka Madaxweynaha maamulkaasi . Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur Afhayeenkii hore ee kooxda Al Shabaab oo kamid ah Musharaxiinta u taagan Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa noqday musharaxii ugu horeeyay ee is diiwaan galiya. Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed … Continue reading Abuu Mansuur oo qaatay Shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed